sib

Maxaa laga sameeyaa sibidhka, imisa nooc baase jira? Yey dani ugu jirtaa dhiska warshada? Ma laga helaa gobolkasta oo Somaliland ka mid ah?. Ma Rumaysan Kartaa in Berberi Tahay Meesha ugu yarba ee Laga Helo?

Waxaan Islaamka ku salaamayaa dhammaanba ummadda mulsimiinta ah. Waxaanse mid gaar ah u dirayaa websitekan fariintan sida iyo shaqaailiisaba. Weligay waxba kuma qorin websiteyadda laakiin tani mid aan ka aamusi ...

c

MAXAAD KA FILAN KARTA MAXKAMADA SARE KIISKA UDUB

MARKA HORE  WAXAN HALKAN KASALAMAYA UMADA REER SOMALILAND MEEL KASTA AY JOOGAN. MARKA XIGTANA SHABAKADA SIDA FIICAN WARARKA XIISAHA LEH INOOGU SOO GUDBIYA. ASALKABA SIYASADU  WAD FAHMI KARTA BAAXADIGEEBA HADABA ...

Latest News

sib

Maxaa laga sameeyaa sibidhka, imisa nooc baase jira? Yey dani ugu jirtaa dhiska warshada? Ma laga helaa gobolkasta oo Somaliland ka mid ah?. Ma Rumaysan Kartaa in Berberi Tahay Meesha ugu yarba ee Laga Helo?

Waxaan Islaamka ku salaamayaa dhammaanba ummadda mulsimiinta ah. Waxaanse mid gaar ah u dirayaa websitekan fariintan sida iyo shaqaailiisaba. Weligay waxba kuma qorin websiteyadda laakiin tani mid aan ka aamusi kariwaayey bay noqotay. Waxaan in dhowaale ku arkayey warbaahinta Somaaliland gudo iyo debedba qaylo dhaanka soo baxay Wershada Sibidhka ee la doonayo in laga dhiso [...]

Continue Reading
c

MAXAAD KA FILAN KARTA MAXKAMADA SARE KIISKA UDUB

MARKA HORE  WAXAN HALKAN KASALAMAYA UMADA REER SOMALILAND MEEL KASTA AY JOOGAN. MARKA XIGTANA SHABAKADA SIDA FIICAN WARARKA XIISAHA LEH INOOGU SOO GUDBIYA. ASALKABA SIYASADU  WAD FAHMI KARTA BAAXADIGEEBA HADABA AANIGO RAYIYAYGA CABIRAAYA MAXKAMADA SARE XUKUNKEEDA INTA AAN KU SOO DEDEJIN, AAN DUB KUU XUSUSIYO MABADIDA KULMIYA. KULMIYE MARKI UU XUKUNKA LA WAREEGAY WAXA MIIS [...]

Continue Reading
images

BERBERA WAY HAYSATAA BIYO KU FILAN (VIDEO)

Continue Reading
mark-zuckerberg-married-to-priscilla-chan

Ururka Yuhuuda Dunida Oo Maamulaha Facebook Ku Amray Inuu Guursado Gabadh Reerkooda ah

Ururka Yuhuuda Dunida ee lagu Magacaabo “AHAVA” oo ah urur ka hawl gala ilaalinta iyo ku dhaqanka Talmuud, ama Tawraad, ayaa maamulaha shabakada lagu wada xidhiidho ee Facebook Mark Zuckerberg ka codsaday inuu deg deg u furo, xaaska uu todobaad ka hor guursaday oo dhalashadeedu ka soo jeedo dalka Shiinaha.  Masuuliyiinta ururkan oo warbaahinta u [...]

Continue Reading

Xaafadda ku taalla degmadda Gacan libaax, ayaa iska soo dhex doortay xildhibaanka xaafadoodda iska soo

Xaafadda ku taalla degmadda Gacan libaax, ayaa iska soo dhex doortay xildhibaanka xaafadoodda iska soo sharaxi doonna, isla markaaana ka mid noqon lahaa xildhibaanadda golaha deegaanka ee magaaladda Hargeysa. Xaafada Aw Aadan oo ah xaafad balaadhan oo ay ku nool yihin beelo kala duwan ayaa markii guddiyadda xaafaddu daraasadeeyeen qofka xaafadooda u noqon laha musharax, [...]

Continue Reading
guri-gubanaya

Dab Qabsaday Caawa Guri Ku Yaalla Degmada Maxamuud Haybe Oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Dad Iyo Hantiyeed

Guri ku yaalla degmada Maxamuud Haybe gaar ahaana xaafadda loo yaqaano Jarato ee koonfurta galbeed ee caasimadda Hargeysa ayaa waxaa qabsaday dab kaasi oo sababay dhimashada hal qof iyo  dhaawaca  dadkii guriga degena, waxaana gebi ahaanba shuf beelay hantidii iyo agabkii gurigaasi dhex yaallay. Markii guriga dabku qabsaday ayaa waxaa muddo dadkii xaafaddu ay la [...]

Continue Reading
index

Madal lagu Caleemo saaray Ugaas cusub oo Kulmisay Siyaasiyiin reer Jabuutiya, kuwo Somaliland ah, Hal-doorka Dhaqanka ee Dalka iyo ganacsato

Waxa  maanta magaalada Hargeysa lagu Caleemo saaray  Ugaas Cabdilaahi Cabdi Xasan (Ugaas Xawaareye) oo ka mid noqonaya Madaxdhaqameedyada Beelaha Sacad Muuse ee Gobolka Hargeysa, gaar ahaana Beesha Cabdle-sacad. Caleemo saarka ugaaskan oo ka dhacday hoolka Shirarka ee Huteelka Maansoor waxa ka soo qayb galay siyaasiyiin ka kala socda Dawladaha Somaliland Jamhuuriyada jabuuti, madaxdhaqameedyo tiro badan, [...]

Continue Reading

Sirta Cidda Iska Leh Shariikadda SBI Ee Sharaabka Ee Dhawaan Jaleelo Laga Hirgeliyey Siro La helay

Mid ka mid ah ilaha wararka ee Halbeegnews ku leedahay gudaha Jamhuuriyadda Jibouti ayaa maanta usoo gudbiyey Halbeegnews xog rasmi ah oo laga soo dheegtay gudaha Xukuumadda Jibouti taasi oo ku saabsan cidda rasmi ah ee iska leh mulkiyadda shariikadda sharaabka Somaliland ee dhawaan xarunteeda laga furay Beriga Caasimadda Hargeysa iyadoo furitaankii wershadaasina ay ka [...]

Continue Reading
ceeriga

Ardayda Fasalka Afraad Ee Dugsiga Sare Xaaji Adam Afqaloc Ee Magalada Cerigaabo Oo Dalxiis Ku Soo Kala Bixiyay Buurta Daalo

Ardayda fasalka afraad e dugsiga sare e magalada cergaabo e gobolka sanaag ayaa dalxiis ay kusii sagootinayeen qaarkimad ah macalimiinta ajaanibka ah e dugsiga wax ka dhiga kusoo maray deegamad buurta daalo sida: xidhidh hareed gaacid iyaka o jawi farxadi ku dheehantahay ku soo damashadiyay macaliminta masarida ah e dugsiga wax ka dhigta iyo qaar [...]

Continue Reading
DCIM100MEDIA

KOOXDA KUBADA CAGTA EE DEEGAANKA JALEELO OO LA GUDOONSIIYEY KOOB AY KAGA GUULAYSTEEN XARUNTA DEGMADA LAASGEEL EE DACARBUDHUQ

(Saaxil-press-hargeisa 22-05-2012) koobkan oo ay dhigtay marwo Faadumo Siciid gudoomiyaha ururka ODHA ayaa  lagu xusaayey madaxweynihii hore ee Somaliland ee geeriyooday mar: Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa waxa ku waxa kulmay labada kooxood ee Jaleelo team iyo kooxda magaalada Dacarbudhuq oo labadooduba ka tirsan yihiin degmada Laasgeel  tartanka koobkan ayaa lagu qabtay xarunta laasgeel ee [...]

Continue Reading
index

Waxaan ogaysiinaynaa Dhamaan Jaaliyadaha ku dhaqan Waqooyiga Galbeed ee Maraykanka, in Xuskii Xornimada Soomaaliland uu dib ugu dhacay Bishan Lix iyo Labaatankeeda oo ku beegan Maalin Sabti ah, Codsiyo nagaga yimid Jaaliyadaha ku dhaqan Vancouver Canada iyo Portland Oregan, sidaa awgeed ayaanu ka dhignay May 26keeda hadii Alaha awooda lihi yidhaah. Ilaaha Wayn ee Waaxidka ah ayaa Mahad leh. Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Mujaahid, Rashiid Caraale Seattle Wa

Waxaan ogaysiinaynaa Dhamaan Jaaliyadaha ku dhaqan Waqooyiga Galbeed ee Maraykanka, in Xuskii Xornimada Soomaaliland uu dib ugu dhacay Bishan Lix iyo Labaatankeeda oo ku beegan Maalin Sabti ah, Codsiyo nagaga yimid Jaaliyadaha ku dhaqan Vancouver Canada iyo Portland Oregan, sidaa awgeed ayaanu ka dhignay May 26keeda hadii Alaha awooda lihi yidhaah. Ilaaha Wayn ee Waaxidka [...]

Continue Reading

“Waxaan 6 Saacadood Ku Xanib-Naa Madaarka Istanbul Ka Dib Markii Ay Saraakiisha Laanta Socdaalka Ee Madaarku Garanwaayeen Passport Somaliland Oo Aanay Hore U Arag”

Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Turkiga Kala Hadlay Dheeli Tir La’aanta Ka Muuqata Xidhiidhkooda Soomaaliya Iyo Somaliland Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf, isla markaana ah Tafatiraha Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe oo socdaal dhawaan ku tagay Turkiga ayaa Ra’isal Wasaare ku xigeenka dalkaasi Mr Bulent Arinc kala hadlay dheelitir la’aanta ka muuqata xidhiidhka uu [...]

Continue Reading

Waxaan ogaysiinayaa Dhamaan Jahliyada Soomaaliland eek u nool Waqooyiga Galbeed ee Maraykanka in lagu qaban doono dabaaldega Xuska Xornimada Soomaaliland Magaalada Seattle. ·

Waxaan ogaysiinayaa Dhamaan Jahliyada Soomaaliland eek u nool Waqooyiga Galbeed ee Maraykanka in lagu qaban doono dabaaldega Xuska Xornimada Soomaaliland Magaalada Seattle. ·         Saturday, May 19th   201 Addreskuna waa Meadowbrook 10517 35th Ave NE Seattle Washington Saacadu waa 7:00 Pm ilaa iyo 12:00 Habeenimo Guul & Gobanimo Soomaaliland Guddoomiyaha Jahliyada Soomaaliland Eng. Cabdirixiin Xaaji Ibraahin [...]

Continue Reading

Waa Nasiib-darro in Durba Niyad-jab Xukuumadda Laga Qaadday, Waana mid Argagax leh oo…’

Muj. Xasan Ciise Jaamac – Waraysi Qaybtii 2aad Muxuu Xasan Ciise ka yidhi xadhigga Boqor Buurmadaw, masuuliyiinta raashinka u xidhan, kalsoonida uu ka qabo inuu ku guulaysto doorashooyinka golayaasha degaanka iyo madaxtooyada? Hargyesa (Jam)- “Maalinta tijaabada doorashada ah way fiican tahay. Markaad qorshe cusub waddo tijaabada waayo-arag baad ka baranaysaa, wax baad fikir ka qaadanaysaa, [...]

Continue Reading

Madaxweyne Siilaanyo oo Caddeeyey in Aanay Dawladdiisu Lahayn Awood Wax Lagaga Qaban Karo Baahiyaha Dalka ka Jira

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo booqasho ku tagay shalay Gobolka Awdal, ayaa daboolka ka qaaday in aanay dawladdiisu lahayn awood meel walba gaadhsiisan oo wax lagaga qaban karo baahiyaha kala duwan ee ka jira degmooyinka dalka. Madaxweyne Siilaanyo oo hadal u jeediyey shalay dadweynaha ku dhaqan degmada Dila ee Gobolka Awdal, [...]

Continue Reading

Hay’adda Mercy Corps oo balaadhin ku samaynaysa Dugsiga Sare ee Bursade

Waxay dhagax dhigtay Wasiirka Waxbarashadau Afar Fasal oo lagu kordhinayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa shalay dhagax dhigtay Afar Fasal oo ay Hay’adda Mercy Corps ku kordhinayso Dugsiga Sare ee Bursade ee magaaladda Berbera. Wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan munaasibadii dhagax dhiga waxay uga mahadnaqday Hay’adda Mercy Corps oo ay sheegtay inay kaalin firfircoon ku [...]

Continue Reading

In Ka Badan 60 Madax Dahqameedka Subeer Awal Ah Oo Isugu Yimid Kulan Qado Sharafeed Ah Iyo Nuxurka Hadaladii Salaadiinta

In ka badan lixdameeyo isugu jira salaadiin, boqoro iyo cuqaal ka soo jeeda beelaha Subeer Awal ayaa isugu yimid Kulan ballaadhan oo qado sharaf iyo is barasho isugu lammaanaa oo shalay ku qabsoomay Huteel Crown ee magaalada Hargeysa. Kulan sharafeedkan dhaqan oo ay soo qaban qaabiyeen salaadiinta iyo madax dhaqameedka beesha Sacad Muuse ayaa ahaa [...]

Continue Reading

Dardaaran Ku Socda Beelaha, Ururada Iyo Xisbiyada Qaranka Soo Xulashada Xil. Golayaasha Deegaanka

Dardaaran Ku Socda Beelaha, Ururada Iyo Xisbiyada Qaranka Soo Xulashada Xil. Golayaasha Deegaanka   “Waari mayside war-ha-kaa hadho” Marka hore Illahay baa mahad leh ina siiyay nabad-gelyo iyo dawaladnimo, marka xiga waxan salaamayaa dhamaan saxaafada websiteyada, jaraa’idada iyo TV-yada Somaliland. Waxan maanta dardaaran, waano iyo wax-u-sheeg halkan uga soo jeedinayaa dhamaan Beelaha, ururada iyo xisbiyada [...]

Continue Reading

Laba Suldaan oo Reer Somaliland ah oo u sii jeeda Gaalkacayo si ay Shirka Madax dhaqameedyada Muqdisho ka socda u tagaan

Laba Suldaan oo la kala yidhaahdo, Suldaan Maxamed Xasan Bulbul(Suldaanka Reer Sugule)iyo Suldaan Axmed Cumar X C/laahi(Suldaanka Ba-dhulbahante) oo labaduba ka soo jeeda Beesha Habar-yoonis ayaa shalay u kicitimay dhinaca Muqdisho si ay uga qayb galaaan shirka lagu Ansixinayo Dastuurka Somaliya. Labadan Suldaan oo shalay ka ambabaxay Burco waxa ay xalay u hoydeen magaaladda Buuhoodle [...]

Continue Reading
shirkii-kulmiye

Guddida Beesha Habar awal oo kulan qado ah isku soo hor fadhiisiisay Ibraahim Dhegaweyne iyo Muuse Biixi

Guddida ay beesha Habar awal dhawaan samaysatay ayaa shalay kulan qado ah isku soo hor fadhiisiisay Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDHIS ee diidan natiijadii Guddida Diiwaangelintu soo saartay iyo Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Muuse Biixi Cabdi kadib markii kulan ay dhawaan isku soo horfadhiisteen burburay. Kulanka qadada ah ee ay Guddida Beeshu u samaysay labadan Siyaaasi isla [...]

Continue Reading

MAXAA KU DHACAY XUS SANNADEEDKII LOO SAMAYN LAHAA MUJAAHID HAYBE LAAMBAD SANNAD GUURADII 2AAD EE GEERIDIISA?

XUS IYO XASUUSTAN TAARIIKHDA HALGAMAA MUJAAHID  Haybe Axmed Guure (Haybe Laambad) WAA MID SAAXILPRESS KU XUSTAY MAANTA. Halgankii iyo sooyaalkii Haybe Axmed Guure (Haybe Laambad) Halgankii iyo sooyaalkii Haybe Axmed Guure (Haybe Laambad) “Tan iyo sitiinkii sawjar buu ahaa billad geesi soo helay, xilligii S-tana, summaddiisu ururkaba iyadaa ka sidatay.” (Hadhwanaagnews) Thursday, September 29, 2011 Magaca Haybe [...]

Continue Reading

Muxaadarada Jimcaha: NOLASHADA DHABTA AH SH MAXAMED CABDI UMAL

Continue Reading
Xildhiban-Baashe-300x225

Xubin Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Degmada Sheekh Oo Ka Dayriyay Xaalada Garoonkii Diyaaradaha Ee Degmada Oo Dhul Boob Lagu Hayo Iyo Guryo Laga Dhistay

Continue Reading

Dhega-weyne waanu is aragnay horena waanu isu-arki jirnay inaanu maalin wada qayilno iyo inaanu maalin wada qadaynaba. Dhage-weyna iyo cidiisa waa (Ciise Muse) dad aan dalka looga baqayn oo xaq ku leh.”

uddoomiyaha xisbiga talladda haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dawladda TFG-da Soomaaliya ugu baaqay inay Somaliland ka dayso faro-gelinta ay ku hayaan xuduudaha dalka, waxaanu tilmaamay inaan dastuurka Soomaaliya waxba ka khusayn Somaliland. Guddoomiyaha oo wax laga weydiiyay dhex dhexaadin la sheegay inuu ka dhex wado Ururka UDHIS oo ka mid ahaa 9-kii [...]

Continue Reading